daajis.com:-Xili dhowaan Koonfurta Gobolka Sool ay dib uga Bilaabatay Colaada u dhaxaysa Laba Beelood oo Halkaasi wada dega, ayaa waxaa Arintaasi si adag uga hadlay Gudiga Nabadaynta ee Howshaasi ku dhex Jiray.
Gudiga nabadaynta ee Culimada Gobolka Sool ayaa habaaray dadka Hurinaya Colaada labada beelood ee koofurta Gobolka Sool iyo cid walba oo hurinta ka qayb qaadata “Alle wuu Aqbalayaa Ducadaya ” ayuu yidhi Sheekh C/naasir Xaaji Axmed.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at