daajis.com:- Wasiirada cusub ee Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowladda Soomaaliya Drs Maryan Qaasim Axmed ayaa waraysigeedii ugu horeeyey kaga hadashay arimo badan.
Wasiirada ayaa ka hadashay xaaladaha Abaaraha ee taagan iyo sidii looga qayb qaadan lahaa gurmadkooda, waxay kaloo sheegtay inay diyaarin doonaan qorshe fog oo looga hortagaayo masiibooyinkaan soo noqnoqday.
HALKAAN HOOS KA DHAGAYSO CODKA:FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at