daajis.com:- Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay maalmo kooban waxaa banaanka la soo dhigay waxqabadkeeda,isla Markaan,Warbixin kooban ayaa lagu amaanay Dowladda Soomaaliya,taas oo lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay qaaday taloobooyin waawayn mudo yar oo ay jirtay,isla Markaan ay Madaxda Soomaalidu siwayn isugu taxalujiyeen Wax ka qabashada arimaha sida gaarka ah u taabanaya bulshada Soomaalida.
Warbixinta ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay buuxisay kaalinta u doodid Xuquuqada shacabka Soomaaliyeed marka laga hadalayo arimaha Soomaaliya ee dibada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at