daajis.com:- Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Galmudug, Waxaana sidoo kale, wasiirka dastuurka iyo dib u hishiisiinta Galmudug uu dowlada federaalka waxa uu ku eedeeyay inay Farogelin ku hayso Arimaha Doorashada.
“Galmudug iyada ayaa u Madax banaan Arimaha Doorashada, DF Soomaaliya Xaq uma laha, Waxaana ka dhexeeya Wada shaqayn Laakiin Galmudug iyada ayaa u Madax banaan inay dhisato Dawladeeda”
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:30 and have
, Published at