daajis.com:- Waa Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka lagu qabtay Kulan lagu Taageeray Wadahadalka u dhexeeya Galmudug iyo Ahlu-sunah ee ay Gadh-wadeenka ka tahay Dawlada Soomaaliya ee ka socda magaalada Muqdisho, iyadoona Dhinacyada loogu baaqay inay Gacmaha isqabsadaan oo Wanaaga ay ku Midoobaan.
Jaaaliyada Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa sheegtay inay ku Faraxsan yihiin Wadahadalka Galmudug iyo Ahu-sunnah, Waxayna ku baaqeen in Shacabka loo Daneeyo, Ugu Danbayntii waxay guul u Rajayeen Doorashada la filayo inay ka dhacdo Galmudug.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at