daajis.com:- Qaar kamid ah Odayaasha kasoo jeeda magaalada Berbera ayaa Fariin kale u diray Beesha Bariga Burco, Iyagoo ka codsaday inay Codka siiyaan Musharaxa Beesha Subeer-Awal ee Muuse Biixi Cabdi, Wuxuuna sheegeen inay ku Khasban yihiin.
Arintan ayaa la yaab ku noqotay inta badan Bulshada Soomaaliyeed, Iyadoona Qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha uu kasoo jeedo Muuse Biixi ay Xiligan lasoo baxeen Amaro ay bixinayaan iyo Kelitalisnimo iyagoo aan Xilkaba Qaban.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at