daajis.com:- Diyaarad Maanta ka duushey Muqdisho kuna sii jeeday Nairobi ayaa dib loogu celiyey iyadoo Hawada ku jirtay Magaalada Wajeer, waxaa la socdey shacab iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya.
Soomaalidii la socotay Diyaarada oo Warbaahinta kula hadlay Garoonka Wajeer, ayaa sheegay inay Khaladka leedahay Shirkada Diyaaradaha DAALLO Taasi oo aan Sifo Sharci ah u soo Marin Safarkeeda, Halka Diyaaradaha kale ay is diiwaan geliyeen, Waxayna sheegeen in hada Wixii ka dambeeya ay Samayn doonto Diyaaradu Duulimaadka toos ah ee Labada Dawladood ay ku Heshiiyeen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at