daajis.com:- Wasiirka Dastuurka Soomaaliya ayaa sheegay inay Wadaan Qorshe Wadatashi ah oo la Xidhiidha Arimaha dib u eegista Dastuurka Soomaaliya.
C.raxmaan Xoosh Jibriil ayaa wuxuu ka waramay Kulamo ay la qaateen Madaxda ka tirsan Dawladda Soomaaliya, Sidoo kalana Shacabka Soomaaliyeed ay u bandhigayaan Arinta geedi socodka Dhamaystirka Dastuurka, Islamarkaana la gayn doono Gobolada dalka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:40 and have
, Published at