daajis.com:- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore Mudane Maxamed Cumar Carteh Qaalib, kadib munaasabad ka dhacday xarunta Madaxtooyada.
Rw. ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa wuxuu sheegay in Xukuumada Cusub ee Madaxwayne Farmaajo iyo R/wasaare Khayre ay Hogaaminayaan ay dar-dar gelin doonto wadahadalka DF-Somalia iyo Wadahadalka maamulka S.land.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at