daajis.com:- Xulufada Sucuudigu Hogaaminayo ee ay ka mid yihiin Imaraadka, Masar Iyo Baxrayn ayaa u Muuqda kuwa weji gabax kala Kulmay Cunaqabaynt Cirka, Dhulka iyo Badda ah oo ay kusoo Rogeen dalka Qadar Bishii aynu soo dhaafnay Xili lagu jiray Bishii Ramadaan.
Saad Sherida al-Kaabi oo Madaxa Qatar Petroleum oo Waraysi Siiyey Telefshinka Al-jazeera ayaa ka warbxiyey waxyaabaha ay Dareemeen Markii uu soo baxay Go’aankaasi iyo Sida looga gaashaantay, Wuxuuna sheegay in Dalka Qadar oo Awood ka qaaday Cunaqabataynta lagu soo rogay.
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at