daajis.com:-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya wali waxaa si xowli ah uga soconaya hanaanka iyo qorshaha lagu xasilinayo magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho kadib howlgalkii loogu magac daray Howlgalka Xasilinta Caasimadda.
Maamulka Gobalka Banaadir, Laamaha amaanka, iyo dhamaan Ciidamada Booliska iyo kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa wada dadaalo iyo qorshe yaal wax lagaga qabanayo falalka amni darada magaalada Caasimadda isla markaana dadaal dheeri ah ugu jira sidii ay usoo celin lahaayeen Hanaankii amniga Caaasimadda iyo kala danbeyntii.
Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen madaxda Gobalka Banaadir waxaa ay ku faahfaahiyeen sida wax u socdaan , Qorshayaasha hada u degan iyo kormeeero nadaafadeed oo laga wado degmooyinkaGobalka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at