daajis.com:- Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamim Bin Xamad Al-thani ayaa markii ugu horaysay Shir Jaraa’id qabtay Tan iyo Markii ay Bilowdeen Xiisadaha u dhexeeya Dalka Qadar iyo Xulufada uu sucuudigu Hogaaminayo.
Sheekh Tamiim ayaa wuxuu siwayn uga hadlay Xaalada dalka Qadar, Sida looga guulaystay Xayiraadii la saaray, Wuxuuna sheegay inaysan Marnaba ka tanaasuli doonin Xoriyadooda iyo Madaxbanaanida dalka Qadar, Wuxuuna xusay inay Fashilmeen Isbahaysigii Sucuudigu.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:33 and have
, Published at