daajis.com:- Xildhibaan Dheeg oo kamid ah Xildhibaanada maamulka Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa Hadalo Xanaf badan iyo Colaad Hurin ay ka Muuqato ka jeediyey maanta.
Xildhibaan Dheeg ayaa Cadeeyay Inuu Ka Xunyahay In Dagaalkii Beesha SNM Ku Muquunisay Beelaha Kale Lagu Qabsanin Magaalada Buuhoodle, Imika uma Malaynayo Inaan Qabsan Karno Soomaaliya ayaa caawinaysa” Ayuu yidhi.
Wuxuu sido kale sheegay in Somaliland ay Qabsan wayday Buuhoodle Xiliyadii ay ka socdeen Dagaaladu deegaanada ku Xeeran, Halkaasi oo Jab xoogan kala Kulmeen.
Hadaba Hadii Ninkii 90-jirka ahaa uu Colaad iyo Dhibaato Abuurayo, Islamarkaana deegaan uusan lahayn uu Arko inuu isagu leeyahay, Sidee ayay Noqonaysaa Aragtida Dhalinyaradu ? Geella Baarqabkiisu Dur-duriyo Aarankiisa Maxaad u Malayn ?
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:53 and have
, Published at