daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA, Waxaana Todobaadkan si wada jir ah usoo jeedinaya Falastiin Axmed Iimaan iyo Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Minnesota oo ka hadashay Muslim Nacaybka ka taagan Maraykanka iyo Sida ay iyada u saamaysay Arintaasi, Ololaha doorashada Kenya ka dhici doonta Bisha danbe iyo Musharixiinta Soomaalida ah ee ka Tartamaya Xaafada Islii ee magaalada Nairobi iyo Qodobo kale oo xiiso leh.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at