daajis.com:- Madaxwaynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xalay Khudbad Qiimo badan wuxuu ka jeediyey Barnaamij lagu Daah Furayey Taageerada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, iyadoona Shacabka Soomaaliyeed ay isku Tashan doonaan.
Madaxwayne Farmaajo ayaa wuxuu sheegay inuu Geesinimada Ciidanka Soomaaliyeed Bartay Xiligii uu ahaa R/wasaaraha Soomaaliya Xiligii Al-shabaab ay ku sugnaayeen Muqdisho ee Weerarka kusoo Qaadi Jireen, Wuxuuna sheegay inaan Adduunka laga helaynin Ciidan la mid ah kuwa Soomaaliya.
Bulshada Soomaaliyeed ayuu sheegay inay Noqdaan kuwa Abaal leh, Islamarkaana ciidanka Dhiigooda dalka u huraya ay Dhaqaalaha u huraan.
![](https://lh3.googleusercontent.com/blogger_img_proxy/AEn0k_u4xN7DVl0JL0JLMdMsJQuwD5OFiefaDpQKv-txMkKIJjsAet5aK6Csuokc8cSvPruMxr11zIaWwBUJELIYhF8BC7oWwHkgIKtIZg7m=s0-d)
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at