daajis.com:- Qaar kamid ah Xildhaabanada Baarlamaanka Soomaaliya iyo Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ka hadlay Wararka sheegaya inuu Khilaaf soo kala dhexgalayo Xukuumada iyo Golaha Shacabka, iyo wararka sheegaya inay Mooshin wadaan Xildhibaanadu.
Hadaba Xildhibaanada ayaa sheegay inay Dawladdu tatahay midii shacabka, Islamarkaana ay Filayaan in wax badan ay Qabato Dawladdu, waxayna Xildhibaanadu sheegeen inay Xukuumadu wada shaqayn Buuxda la leedahay Baarlamaanka, Islamarkaana aysan jirin wax Mad-madow ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at