daajis.com:- Xuseen Ibraahim Guuleed oo ah Wiil Soomaaliyeed oo Nolol wanaagsan ku haystay Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa wuxuu dhowaan yimid magaalada Hargeisa, Halkaasi oo shaqo aan la Filaynin uu ka Bilaabay.
Xuseen ayaa magaalada Hargeisa wuxuu ka Bilaabay inuu ku dhex iibiyo SHAAHA WAREEGA, Kaasi oo ah mid uu dhabarka ku sito, wuxuu sheegay inuu Qurbaha Nolol Wanaagsan iyo shaqo ku haystay Balse ay ka qiimo badan tahay shaqada aad dalkaaga ka qabatid.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at