daajis.com:- Qaar kamid ah Xildhibaanada maamulka Puntland oo dhowaan Xilkiii ka qaaday Golihii Wasiirada ee Puntland, ayaa sidoo kale eedayn usoo jeediyey Madaxwaynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa.
Waxay sheegeen in madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisu aysan Aqoonsanayn Baarlamaanka, waxayna soo jeediyeen inay Codka Kalsoonida kala Noqdaan C.wali gaas iyo ku xigeenkiisa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at