Daajis.com:- Diyaarada Turkish Airline ayaa la sheegay inay ku Wargelisay Shacabka Somaaliyeed ee ku dhaqan Dalka UK inaysan Caruurtoodu u Raaci karin dalka Soomaaliya, iyagoo aan Wadanin Fiise ama dal ku gal kasoo baxay Dawladda Soomaaliya.
Arintaan ayaa siyaabo kala duwan looga hadlay, waxaana la is waydiinayaa sababta keentay in Waalidiin iyo Caruurtooda la kala reebo, Waxaase suuro gal ah in lagu doonayo in lagu yareeyo Caruurta Qurbaha ka taga ee ku biira Kooxaha Xagjirka ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:26 and have
, Published at