daajis.com:- Ismaaciil Burci Abuukar oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo Gurigiisu uu ka maqnaa Mudo 20-sano ka badan, ayaa maanta Maxkamada Gobolka Banaadir waxay ku wareejisay Gurigiisa oo ku yaala Xaafada Buulo Xuubey.
Aways sheekh Cabdullahi Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay Gurigaasi ku wareejiyeen si dhib la’aan ah, Iyadoona Maxkamadu ay ku guulaystay in dad badan oo Muwaadiniin ah ay dib u helaan guryahooda.
Ugu danbayntii waxaa siwayn ugu mahad celiyey Maxkamadda Ismaaciil Burci go’aanka wanaagsan ee Gurigooda dib loogu soo celiyey.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at