daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cosoble ayaa dhowaan ku Hanjabay in magaalada Baladwayne hadii laga wada taagin Calanka Hirshabeelle uu Tallaabo adag qaadi doono.
Hadaba Arintaasi ayaa dhicisowday kadib mudo 48-saacadood ah oo u Qabtay, waxaana magaalada Qaybo kamid ah la sheegay inaanu tegi karin maamulka Hirshabeelle, Halkaasi oo ay ku sugan yihiin Ciidamo kasoo Horjeeda.
Warbixin Arintaasi ku saabsan Waxaa Diyaariyey Telefishinka SAAB.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:00 and have
, Published at