daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Cadaado, Wuxuuna ka warbixiyey Shir wayne Balaadhan oo dhowaan loo qaban doono Galmudug, Kaasi oo UN-ka ay Hormuud ka yihiin islamarkaana ka dhici doona Muqdisho.
Dhinaca kale wuxuu sheegay inaysan marnaba ku duuli doonin Uururka Ahlusunah oo gacanta ku haya Qaybo mid deegaanada maamulka Galmudug. “Ahlusunnah iyo dadkeena alle Qalbigooda Hanoo soo jeediyo, Inaanan Weerarayn oo Walaalahood Nahay, Alle ha Tuso”
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:27 and have
, Published at