daajis.com:- Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo dhowaan soo gaadhay magaalada Hargeisa ayaa Warysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay arimo kala duwan iyo Waxyaabo laga Naxo oo gobolka Awdal uu kusoo Arkay.
“Hargeisa ayuunbay Dawladii kusoo ururtay, waxaan soo Arkay dhul laga Naxo, Waxaan soo Arkay magaalooyin dad badan ku nool yihiin, Balse aan wax adeeg ah ka jirin, waxaana soo arkay Baahi badan oo Cabsi i gelisay” ayuu yidhi.
Samatar ayaa wuxuu sheegay inuu Safaro ku tegi doono marka uu soo Noqdo dhowaan Laascaanood iyo deegaano kale,
Sidoo kale wuxuu ka hadlay Heshiiskii uu maamulka Somaliland la galay Imaraadka Carabta “War Laba Milyan Baynu Lacag moodnay”
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:28 and have
, Published at