daajis.com:- Maamulka Somaliland ayaa Go,aan Kasoo Saaray Kaniisada Laga furay magaalada Hargeysa, Taasi oo Warkeedu soo baxay kadib markii ay Dhowaan Haweenay Kirshtaan ah Shaacisay.
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ayaa sheegay in Kaniisad cusub aan la dhisin balse ay tahay mid gumaysigii dhisay oo dib loo hagaajiyay, Wuxuu sheegay in Dastuurka Somaliland uu dhigayaa in diin kale dalka lagu faafin karin balse Ahlu-kitaabka ah lala macaamili karo, oo dalka ay iman karaan meel ay ku cibaadaystaana heli karaan.
“Haweenaydaasi waxaan u dirnay digniin inay bulshada kiciso, Dawladu waxay kashaqaynaysaa Xumaanreebka, Idaacad Quraanka kariinka ayaa la hirgaliyay,waana sii wadaysaa in diinta u shaqayso xukuumadu ” Ayuu yidhi wasiir Khaliif wasiir awqaafta iyo diinta.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at