daajis.com:- Wakiilka Midowga Yurub ee u Qaabilsan dalka Soomaaliya oo soo gaadhay magaalada Hargeisa ayaa Waraysi ay Bixisay waxaa wax laga waydiiyey Sababta loo xidhay Xafiiskoodii ay ku lahayeen magaalada Hargeisa.
dhinaca kale waxaa wax la waydiiyey Arimaha Soomaaliya, Iyo Wahadalkii u dhexeeyay Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:09 and have
, Published at