daajis.com:- Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Cabdiraxman Ducaale Bayle iyo wafti uu hogaaminayo oo safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa dhagax dhigay wadamo laami oo dharerkeedu gaarayo 3.5km .
Dhaqaalaha ku baxaya dhismaha wadadaan ayaa waxaa bixinaya Bangiga Aduunka waxaana lasoo marsiiyey lacagta ku baxaysa Mashruuca SSF, oo hoostimaada Wasaaradda Maaliyadda, taas oo shaqadeedu tahay dhismaha wadooyinka iyo dayactirka xarumaha dowladda.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at