daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Xiiso badan oo laga diyaariyey Xukuumada uu Hogaaminayo RW. Xasan Cali Khayre iyo Boqolkii Maal-mood ee ugu Horeeyay.
Barnaamijka ayaa waxaa diirada lagu saaray Guulaha kala duwan ee ay Gaadhay Dawladdu, waxaa lagu waraystay Qaybaha kala duwan ee Golaha Wasiirada kuwaasi oo ka Xogwaramay Waxyaabaha u Qabsoomay.
xaqiiqdii waa barnaamij qaabka loo diyaariyay laga dareemayo aqoon iyo xirfad durgsan, waana wax uu ku farxayo ruux waliba ee jecel horumarka ay gaadheen suxufiyiinta dalkiisa oo gaaray in dhinac waliba ee xirfadda ah aan kula tartami karno caalmka intiisa kale, Waxaana Barnaamijka soo saaray C.rashiid Maxamed Xaashi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at