daajis.com:- Kadib markii Boqorka Sucuudigu uu maanta sheegay in la furi doono xaduuda u dhaxeysa Boqortooyada Sacuudiga iyo Qatar si xujayda reer Qatar si fudud ugu soo galaan dalka Sacuudiga, Islamarkaana sanadkan uu bixin doono waxa kharash ah oo ku baxaya Xujayda ah muwaadiniinta reer Qatar ayaa waxaa arintaasi ka hadlay Dawladda Qadar.
Wasiirka Arimaha debeda ee dalka Qadar ayaa sheegay inay soo dhowaynayaan go’aanka kasoo baxay Dawladda Sucuudiga, Wuxuuna sheegay inay tahay Talaabo loo qaaday dhinaca wanaagsan, Sidoo kale waxaa arintaasi soo dhoweeyay Hay’adaha u dooda Xaquuqda Aadanaha ee dalka Qadar.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:49 and have
, Published at