daajis.com:- Hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa jawaab layaableh ka bixiyay kaniisadda laga furay magaaladda Hargeysa.
Waxaa uu isagoo qoslaya sheegay in Kaniisada laga cusbooneysiiyay magaaladda Hargeysa ay tahay arin iska caadi ah, maadaama Kaniisado waa weyn ay ku yaalaan Muqdisho iyo Jabuuti.
HALKAAN KA DAAWOFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at