daajis.com:- Faysal cali waraabe oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa wuxuu Weerar ku qaaday C.raxmaan Cirro wuxuuna ka hadlay Xilka Gudoomiyaha baarlamaanka ee uu iska casilay.
“Qof 12-sano Kursiga ku Fadhiyey, Hadii uu Madaxwayne Noqdo Xabad ayuu idinla dhici doonaa” Ayuu yidhi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at