daajis.com:- Faysal Cali Waraabe ayaa waraysi uu bixiyey wuxuu kahadlay Arimo kala duwan, Wuxuuna ugu horayn ka dayriyey Wahadalkii Somaliland ay la Furtay Khaatumo, Wuxuuna sheegay inuu Xukuumadu ku Mashquushay Olalaha Mushara Muuse Biixi Cabdi.
Dhinaca kale Faysal ayaa Xisbiga wadani ayuu ku eedeeyay Khilaafka ka taagan golaha Wakiilada ee Somaliland, kadib Doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka, Wuxuuna sidoo kale eedaymo kala duwan Dusha uga Tuuray Muuse Biixi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at