daajis.com:- Ku dhawaad 12 xubnood oo kamid ah Golaha wasiirada ee Maamul Gobaleedka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay in ay isa casileen xilalkii wasiirnimo ee maamulka Hirshabeelle.
Wasiirada iscasilaya ayaa eedo kulul hawada u mariyey Madaxweynaha maamulkaas Cosoblle,Dhanka kale wasiirada ayaa ku eedeeyay cosoblle in uu madaxtooyo ka dhigtay Muqdisho.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at