daajis.com:- Waxaa magaalada Hargeisa Warbaahinta kula hadlay Gudoomiyaha Gobolka togdheer Maxamuud Ramaax, Wuxuuna sheegay inay Xabsiga dhigeen dadkii Weerarka ka gaystay shalay magaalada Burco.
Dhinaca kale wuxuu ka Jawaabay hadal kasoo yeedhay Xubno ku sugan Boorame oo dhowaan isaga eedaymo usoo Jeediyey, Wuxuuna sheegay inuu dhowaan tagi doono Boorame, “Ninkii Boorama ii Diidayow Kantaroolka Haynoo Ahaato, Askarina Ilama Socdo”.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:07 and have
, Published at