daajis.com:- Wada shaqayn wanaagsan oo dhex marta ciidanka qalabka sida Dalka waa mid horseedaysa in ay dhabar jabiyaan cadowga Ummadda Soomaaliyeed, Shirka todobaad lahaa ee sarakiisha ciidanka ayaa maanta looga hadlay xoojinta wada shaqaynta iyo is dhex galka ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyeed, si ay uga guuleystaan cadowga, isla markaana horumar ugu horseedaan Soomaaliya.
Shirka oo ka dhacay xarunta tababbarka ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa ka ka qayb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Wasiiro ka tirsan Xukumadda, Taliyeyaasha iyo sarakiisha Ciidanka qalabka sida ee Dalka waxaana ahmiyad lagu saaray adkaynta iyo wada shaqaynta ciidanka qalabka sida si meesha looga saaro isku dhacyada yar ee mararka qaar dhexmara ciidamada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at