daajis.com:- Orodyahanka Ingiriiska ee asalkiisu yahay Soomaaliya Mo Farah ayaa ku guuleystay tartanka orodka 10,000 mitir ee orodka World Athletics Championships.
Tartankan oo ka dhacay magaalada London ayaa noqonaya markii 6-aad ee Mo Farah uu bilad caalami ah, waxaana garoonka uu billada cusub ku qaaday uu yahay Lodon Stadium oo sanadkii 2012 uu isla biladan ku guuleystay.

Mo Farah oo 34 sano jir ah wuxuu kaalinta koowaad ka galay Joshua Cheptegei oo Uganda ka socday, iyo Paul Tanui oo Kenya u dhashay. wuxuuna ku orday 26 daqiiqo iyo 49 seken.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at