daajis.com:- Wasiirka Wasaaradda waxbasharadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa gaaray Magaalada Khartum ee Caasimadda Suudaan.
Wafdiga Wasiirka ayaa waxaa ka mid ahaa lataliyaha Wasiirka Tacliinta Sare, Dr. Cali Sheekh Axmed Abubakar, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tacliinta sare Ismaaciil Yuusuf Cusmaan .
Ujeedka ay u gaareen dalka Suudaan ayaa lagu sheegay in ay tahay in dowladda Suudaan ay kala hadlaan deeqaha waxbasho ee ay siiyaan Ardeyda Soomaaliyeed.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at