daajis.com:- Waxaa magaalada Muqdisho maanta Banaanbax isugu yimid Shacab Soomaaliyeed oo Sanadii 2013-kii ay Dawladii Madaxwayne Xasan sheekh Maxamuud ka qaaday Dhul ay Deganayaan, waxayna Codsi u direen Madaxwayen Farmaajo iyo R/wasaare Xasan Cali Khayre.
Odayaal iyo Waxgarad Ka hadlay Banaanbaxa ayaa codsaday Cadaalad, Waxayna sheegeen inaysan Rabin wax Dulmi ah, Balse ay doonayaan Xaqooda.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:00 and have
, Published at