daajis.com:- Maamulka Puntland ayaa wuxuu maanta Jirsaday 19-sano kadib markii lagu dhowaaqay Aasaaskii Puntland, Waxaana Aragtidooda maanta ka dhibtay Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe.
Qaar kamid ah waxgaradka ayaa sheegay in Puntland aysan ka jirin wax Cadaalad ah, Iyagoo soo jeediyey in dib loo furo Dastuurka. waxay dhaliil usoo jeediyeen Maamulka “Puntland maanta 19-sanno Kadib waxaan ku arkaa inay ku iiday Dawlad La’aan iyo Dabaal deg, Laakiin Rag iyo Rabbi way leedahay, Sidaas darteed Habartu waa Foolanaysaa, Laakiin Waxaan alle ka Rajaynayaa inay dhasho wiil Khayr leh”
Dhinaca kale kale Qaar kamid ah Shacabka ayaa sheegay in Puntland uu ka socdo Horumar Balaadhan, waxayna sheegeen inay Guulo waawayn ay gaadhay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at