daajis.com:- Cabdullahi Sheekh Siraaji oo ah Aabaha dhalay Wasiirkii la dilay Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaji ayaa ka hadlay Go’aanka Maxkamada Sare ay ka gaadhay Askarigii dilkaasi Gaystay.
Cabdullahi ayaa Dawladda ka codsaday inay Fuliso Xukunka Qisaasta ah ee lagu Riday Askarigii dilkaasi Gaystay, Wuxuuna sheegay inay isaga Dawladdu uga wakiil tahay arintaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:40 and have
, Published at