daajis.com:- Gobolka Shabeelada Hoose ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa kusuu Noq-nqoday dagaal Beeleed u dhexeeya Maleeshiyaad kasoo kala Jeeda Beelaha Biyo-maal iyo Habar-gidir kuwaasi oo Saamayn ku yeeshay Nolosha dadka iyo deegaankaba.
Hadaba Barnaamij ka baxay Telefishinka Somali Cable oo looga hadlay arintaasi, ayaa Garyaqaan lagu casuumay Barnaamijka sheegay in dagaalka Xiligan ka socda Shabeelada Hoose uu yahay mid u dhexeeya Al-shabaab iyo Beesha Biyo-maal.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:30 and have
, Published at