daajis.com:- khallar Ismaaciil oo horey u ahaan jirey guddoomniye ku-xigeenka labaad ee gobolka Bari ayaa maanta lagu diley gudaha Boosaso.
Dilka Marxuumka ayaa ka dhacay halka loo yaqaan Afar idoodka, waxaana dilkiisa fuliyey dhawr nin oo ku hubeysan qoryaha darandooriga u dhaca.
khallar Ismaaciil ayaa la keenay isaga oo dhaawac cuslus qaba Isbitaalka Bosaso halkaas oo uu ku nafbaxay.
Ma cadda sababta dilka marxuumka ka danbeysa in ay tahay aano qabiil iyo in ay fuliyeen qolooyin kale.
Waxaa La sheegay in xiligii La dilayay marxuumka Uu Watay Gaari Nooca raaxada ah waxaana la sheegay inuu gaarigu Shil Galay, Marxuumkana ay ku dhacday 1-xabo oo Kaliya
Ilaa hadda Arintaan kama Hadlin Masuuliyiinta Maamulka Gobolka iyo Kan degmada Boosaso Midna,

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at