daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin Aljazeera Ka Diyaarisay Rabshado Iyo Mudaharaado ka dhacay Dalka Kiiniya Oo Taageerayaasha Musharaxa Laga Badiyay Odinga Dhigayaan.
Doorashadii dhowaan ka dhacday dalka Kenya ayaa waxaa ku guulaystay Madaxwayinihii hore ee dalkaasi Uhuru Kenyatta waxayna taasi keentay inay si wayn u Cadhoodaan Xisbiga Mucaaridka iyo Taageerayaashiisa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at