daajis.com:- Beesha Habar Gidir oo kamid ah beelaha Hawiye ayaa digniin adag udirtay madaxda DFS gaar ahaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Kulan aan caadi aheyn oo ay beeshaas ku yeelatay Muqdisho ayay ku sheegeen in dowladu aysan cadaalad ka aheyn kiiskii dilka ahaa ee wasiir Siraaji kaas oo askariga loo haysto uusan uhelin xukun cadaalad ah.
Odayaasha, Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee beeshaas ayaa tilmaamay ineysan dowladda ka aqbali doonin arintaas.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:32 and have
, Published at