daajis.com:- Waxaa magaalada Garoowe la gaadhsiiyey Dhaawacyada Sadex Ruux oo la sheegay inay deegaano ka tirsan Gobolka Sool ay ku dhaawaceen Ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland, kadib markii ay dadkaasi diideen Kaadhadhka Codbixinta iyo Diiwaan gelinta.
Wasiirka Arimaha Gudaha ee Puntland Timacade ayaa sheegay in Shacabku ay Hor yimaadeen, Wuxuuna maamulka Somaliland uga digay Dhibaatada ay ka dhex wado Bulshada Soomaaliyeed, Wuxuuna u soo jeediyey inay joojiso qalalaasaha iyo kaadhadh qaybinta, wuxuuna sheegay inay daafacanayaan wuxuu ugu yeedhay dhulka Puntland.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:16 and have
, Published at