daajis.com:- Qoys ku nool deegaanka Dhadhaab ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxaa lasoo daristay xaalad aad uxun.
Qoyskan ayaa waxaa ay kusoo kaceen subaxii jimcaha iyadoo guriga oo dhan uu wada yahay nijaas laga buuxiyay saxaro.
Arrintan ayaa ah mid ku cusub dadka Soomaaliyeed, laakiin qaar kamid ah qoyskan ayaa sheegay in waxan ay yihiin sixir loo adeegsaday.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUQAALKAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at