daajis.com:- Orodyahanka Asalkiisu yahay Soomaaliga ee u Orda Dalka Ingriiska MO FARAH ayaa Ku guulaystay Orodka 5-ta Kun ee Mitir kaasi oo lagu Qabtay dalka Jarmalka ( Zurich Diamond League ).
Maxamed Faarax ayaa Wuxuu Loolan adag la galay Rag u badan Itoobiyaan, Kuwaasi oo si Dirqi ah uu Guusha uga Hantay, waxaana Xusid mudan in Sidaan oo kale ay dhowaan Isugu tageen Tartankii lagu Qabtay Ingiriika. DAAWO WAXA KALA QABSADAY.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:59 and have
, Published at