daajis.com:- Sheekh Mukhtaar Roobwo Cali Abuu Mansuur oo goor dhow dowladda Soomaaliya u soo bandhigtay Warbaahinta ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu isaga baxay Al-Shabaab.
Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hotelka City Palace, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya wada hadal u socdaan.
Mukhtaar Roobow ayaa waxaa dhinaciisa surnaa Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya, waxaana la xusuustaa xilligii uu ka tirsanaa Al-Shabaab in dhinaciisa ka baban jiray Calanka madow.
Waxaa uu ka mahad celiyay sida loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, waxaa uu xusay inuu rajo ka qabo in nabad waarta ay ka islaaxdo Soomaaliya
Mukhtaar Roobow ayaa xilli soo noqday Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab, sidoo kale waxaa la sheegaa inuu mar ka mid noqday Amiir kuxigeenka Al-Shabaab.![](https://lh3.googleusercontent.com/blogger_img_proxy/AEn0k_vaVuy09rVsnUwF9sC0atgcZhMOFM11bBr1QPU2Q94S3Xg1ktMuoVcYCddOZxfRcISVGIHx6JUeAgwQy9BC1Vr0KI3ftF5sM5KOcSEQ=s0-d)
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:59 and have
, Published at