daajis.com:- Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Xukumadda Soomaaliya Mudane Maxamed A Salaad (Oomaar) Ayaa wareysi uu bixiyay uga hadlay waxqabadka wasaaradiisa mudadii ay jirtay.
Wasiirka oo mudadii uu xilka hayay ka mid ahaa kuwa ugu shaqada badan xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu xasuustaa inuu dadaal ku bixiyay in hawadda Soomaaliya lasoo wareejiyo. Sidoo kale, waxaa uu ka shaqeeyay in garoonka diyaaradaha Muqdisho uu habeen iyo maalin shaqeeyo.
Laakiin Waxaa uu xog badan ka bixiyay dadaaladda loogu jiro in la balaariyo adeega hawadda Soomaaliya, halka laga xakumi doono, dalalkii ay kasoo dhiciyeen iyo xogo badan oo qaranka halis ku ahaa.
HOOS KA DAAWO WAREYSIGAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at