daajis.com:- Madaxweynaha cusub ee Maamulka Khaatumo Cabdala Cali Ayeb ayaa digniin culus u diray Maamulka Soomaliland iyo Kooxda uu hogaaminayo Cali Khaliif Galeyr.
Madaxweynaha Khaatumo ayaa sheegay iney jawaab culus ka bixinayaan xadgudub uu sheegay inuu ka imanayo dhanka Soomaliland.
Soomaliland ayaa wajaheysa Dagaal laba geesood ah,maadaama dhawaan Maamulka Puntland uu sheegay in jawaab ficil ah uu ka bixinayo daandaansi ay Soomaliland ka wado Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn.
DAAWO MUQAALKAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at