daajis.com:- Qaar kamid ah Culimadda Soomaaliyeed ayaa ka hadlay talaabadii ay dowladda Soomaaliya Itoobiya ugu wareejisay C/Kariim Qalbi-dhagax.
Sh Dirir oo kamid ah culimadda Soomaaliyeed ayaa sheegay in hadii uu sax yahay warkan ay ka dhigan tahay in dowladu qayaantay sacabkeeda.
Sidoo kale, waxaa uu ka hadlay waxa ay diinta Islaamka ka qabto arrintan iyo cawaqib xumadda ka dhalan karta.
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at